Todobaadka Xuska Nabada KG Oo Baydhabo Lagu qabanayo

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Todobaadkan Nabada KG ayaa lagu qaban doonaa Magaalada Baydhabo, kaasoo noqonaya madal muhiim ah oo lagu xoojinayo geeddi-socodka nabadda, iyadoo lagu wadaagi...

Degmada Buurhakaba Oo laga daahfurey Koobka Nabadda Bulshada

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan Ciyaareedkan soo qaban qaabiyey Ururka Nabadda iyo Horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee ( SOYPED) ayaa waxaa lagu daah-furey Degmada Buurhakaba, kaas oo...

Shirka Wadashaqeynta Booliska iyo Bulshada Oo lagu Dah-furey Kismaayo

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Amniga Gudaha Dowlada Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka daahfurtay shirka guddiga iskaashiga Booliska iyo bulshada oo looga gol leeyahay isku soo...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Mahamed...

Shirweynaha Ururka Dowladaha Hoose Puntland Oo Garoowe ka Furmey

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Garoowe waxaa si rasmi ah u furay Shirweynaha Ururka Dowladaha Hoose ee Puntland (ALGAPL), kaasi oo ay ku mideysanyihiin degmooyinka Puntland...

Deegaanka Cadaroosh Gobolka Maroodi Jeex Oo laga hirgeliyey Ceelbiyood

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Faraweyne Gobolka Maroodi Jeex oo kaa shanaysa Wasaaradda Horumarinta Biyaha Soomaaliland iyo gudoomiye kuxigeenka Degmada Hargeysa, dib u dayactir ku...

Iskuul Dugsi Sare Oo laga hirgeliyey Deegaanka Qooney Gobolka Gedo

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Qooney ee gobolka Gedo ayaa lagu qabtey munaasabada Xariga looga jeraayey Dugsiga Saree ee uu yeeshey degaankaasi iyadoo Ardeyda wax ka...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabgnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...

Wasaaradaha Dowlada KG Oo lagu bogaadiyey Horumarinta Adeega Bulshada

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kormeer shaqo ku tegay qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowlada, si uu ugu...

Agab Nadaafadeed Oo lagu Wareejiyey Dowlada Hoose Baydhabo

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Waaxda Caafimaadka iyo Fayadhowrka Ee Dowlada Hoose Degmada Baydhabo ayaa Hay’adda IOM kala Wareegey Agab Nadaafadeed oo looga tala galey in...