Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Mariing...

Dhismaha Bankiga Puntland Xaruntiisa Bosaaso Oo Xariga Laga Jarey

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xariga ka jaray Dhismaha cusub ee Xarunta Bankiga Dowladda Puntland Laanta Magaalada Bosaaso oo hab casri...

Shirka Dib-u eegista Caafimaadka Galmudug Oo Dhuusamareen Ka Furmey

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka Dib u-eegista iyo Qorshaynta Mashaariicda Caafimadka Galmudug Ee Ka furmay Magaalada Dhuusamareeb, ayaa waxaa Ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan...

Aqoon-isweydaarsi Ku saabsan Kobcinta Daqliga Oo laga Dah-furey Kismaayo

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan oo ahaa mid looga Arin sanaayey dar dar gelinta daqliga Gudaha iyo Horumarinta dhaqaalaha ayaa waxaa soo qaban qaabisey Wasaarada Maaliyada...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...

Barakacayaasha Baydhabo Oo Laga Wacyigeliyey ilaalinta Nadaafada

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Maamulka Macalimiinta iyo Ardayda Machadka Skylight Institute, ayaa Wacyigelin ku saabsan Muhiimada ay leedahay Nadaafada u sameeyeen Mid kamid ah Bulshada degan Kaamamka...

Kulan Looga hadlay Xoojinta is dhaxgalka Bulshada Oo lagu qabtey Gaalkacyo

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dalada Dan Wadaag Oo ah Dalada ay kumidaysan yihiin Gudoomiyaqsha Xaafadaha kale duwan ee Degmada Gaalkacyo Puntland & Galmudug, ujeedka aas-aaska Daladan...

Ganacsatada Degmada Guriceel Oo lagu Amray in ay Shatiga qaataan

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowlada Hoose Ee Degmada Guriceel ayaa soo saartey Awaamiir ku Socota Ganacsatada, taasi oo ku aadan in ay dhamaan Ganacsatada Degmada looga...

Baaritaan Caafimaad Bilaash Oo Loo sameeyey Shacabka Muqdisho

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka Dhiblaawe oo kamid ah Isbitaalada ku yaala Magaalada Muqdisho, ayaa Olalahan Caafimaad Ee Lacag la'aanta ah ka u sameeyey Shacabka Magaalada...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Rahmy Salaad Abdylaahi https://www.youtube.com/live/SGDuGMGCt4k