Tababar ku saabsan Kobcinta dhaqaalaha Oo laga Dah-furey Kismaayo
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Jubbaland ayaa tababar u qabatay shaqalaha waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo.
Tababarka waxaa...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Mahamed Aadan...
Shir Looga hadlayo Daryeelida Mashaariicda Arimaha Bulshada Oo Baydhabo ka Furmey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu furay shirka wadatashiga wasaaradaha Shaqada dowlad-goboleedyada dalka iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS Ee Mashaariicda Daryeelka...
Dhismaha Xarunta Agoonta Baydhabo Oo Laba kun Kiish Shamiinda ah La gaarsiiyey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha ee Xukumada Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed Eeley ayaa waxaa uu 2,kun oo Kiish Shamiindo ah ugu Deeqey Dhismaha...
Hooyo Gabadheeda ku Xauunsan Baydhabo Oo Deeq Lacageed ah La gaarsiiyey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ka dib Markii wax looga qaban waayey Isbitaalada Gudaha Magaalada Baydhabo Gabar ay dhashey Hooyo Soomaliyeed oo xauunsaneyd Mudo ayaa waxaa Haweenka...
Ardayda Daraasad Cilmi Baaris ah Ku sameysey Bukaanada Isbitaalka Degmada Marka
Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah Dhalinyarada wax ka barata Jaamacada Baraawe ayaa booqdey Isbitaalka Gargaar ee Degmada Marka waxey Daraasaad Cilmi-baaris ah ay u...
Barakacayaasha Degmada Boosaaso Oo qabow daran ka cabanaya
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Boosaaso ayaa waxaa xiligaan ka jira Qaboob daran kaas oo guud ahaan Bulshada si weyn u saameeysey balse waxaa si gaar...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Mahamed...
Tababar ku saabsan Aasaaska Naadiyada Xuquuqul Insaanka Oo Baydhabo ka Furmey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ay soo qaban qaabisay Wasaarada Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka KG,ayaa waxaa ka qeyb galay Hay'adaha, NGO-yadda ka shaqeeya Arrimaha...
Odoyaasha dhaqanka Degmada Walaweyn Oo lagala hadlay ilaalinta Nabada
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo soo afjaro Khilaafaadka Bulsho ee ka dhax jirey Beelaha wada degan Degmada Wanlaweyn, ayaa Wasiirka Arimaha Gudaha kulan la qaatey...