Maamulka Degmada Marka Oo dalbaday Talaalka looga Hortago Cudurada Faafa.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Marka oo ay wehliyaan qaar ka mid ah xubhana Golaha Deegaanka ee Degmada ayaa waxaa uu boogasho indha indheen ah...

Beeralayda Jowhar Oo lagu Bogaadiyey Horumarinta Waxsoo saarka

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle ayaa Maanta 5 Iskaashato Beeraleey ah ku wareejisay Matooro loogu talagalay iney ku kordhiyaan wax soo saarka...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Eethyng...

Golaha Wasiirada KG Oo Ansixiyey Siyaasada Hab-raaca Diyaarinta Hindise Sharciyeedyada

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shirka Khamiislaha Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed oo looga Hadlay Xaalada...

Iskuulo Loo dhisey Barakacayaasha Gaalkacyo Oo Xariga laga jarey

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah kaamamka Dadka Barakacyaasha ah ee ku nool Magaalada Gaalkacyo ayaa laga hirgeliyay Goob Waxbarasho, taas oo uu xariga...

Kulan Looga hadlay Xeerka Naafada Soomaaliland Oo lagu qabtey Hargeysa

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ay soo qaban qaabiyey Gudiga Xuquuqda Aadanaaha Ee Soomaaliland waxaana loo qabtey Daneyayaasha Xuquuqul Insaanka Kulanka ayaa inta uu socdo looga...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...

Baydhabo Oo Horumaro ka sameyneysa Xarumaha Lagu barto Xirfadaha kala duwan

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Burburkii Dowaladii Dhexe Ee dalka waxaan Dhalinyarada u Suurti gelin in ay helaan Goobaha lagu barto Xirfado ay uga shaqeystaan Qoysas kooda,...

Laamaha Amniga Degmada Baydhabo Oo Lagu Bogaadiyey Horumarinta Amniga

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo lagu qabtay Xaruunta Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo ayuu oo ahaa Mid looga Mahadcelinayey Maamulka Degmada Baydhabo iyo Laamaha Amaanka...

Haween Bardaale ka Bilaabey Wacyigelinta Hooyooyinka Uurka leh

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Haweenka Degmada Bardaale ka Bilaabey Wacyigelin ku aadan Muhiimada ay leedahay in Hooyada Uurka leh ay ula socoto Xaaladeeda Caafimaad si aysan...