Maxaabis ku xirneyd Xabsiga Baydhabo Oo Cafis Madaxweyne Lagu sii daayey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowlada KG Soomaaliya Abdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Taban Maxaabiis oo in Mudo ah ku xirnaa Xabsiga dhaxe ee Magaalada Baydhabo...
Deeq Xoola ah Oo Loo qeybiyey Qoysas danyar ah ku nool Degmada Diinsoor
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadkan La siiyey Xoolahan nool ayaa ah Dadka Nugul ay saameysey Abaaraha Dalka Qoys kiiba la siiyey Shan Neef Oo Ari ah,...
Gudiyada Xaafadaha Garoowe Oo lagala hadlay Horumarinta Adeegyada Bulshada
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xoghayaha Dowladda Hoose Garoowe Agaasimiyaasha Waaxyaha kala duwan iyo Gudiyada Xaafaha ayaa kormeer shaqo waxay ku tageen Xafiiska Xaafadda Hodan Garoowe,ujeedka Kulamada...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Rahmy...
Maamulka Cusub Degmada Mahadaay Oo Xilka La wareegey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan Lagu qabtey Degmada Mahadaay ayaa Waxaa ka soo qeyb galay Madax ka tirssan Hirshabeelle, Qeybaha kala duwan Ee Bulshada iyadoona Ujeedadu...
Shaqaalaha Soomaaliland Oo Loo Tababarayo Horumarinta Qorshayaasha Dowlada
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaarada Duulista iyo Hawada Dowlad Goboleedka Soomaaliland ayaa Tababar Lagu Baranaayey Kobcinta Hogaaminta iyo Qorshaha u furtey Agaasimiyaasha Waaxyaha Wasaarada iyo Maamuliyaasha...
Bulshada Deegaanka Raskambooni Oo dalbadey Wax ka qabashada baahida Waxbarasho
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xildhibaano ka tirsan Maamulka Jubaland oo ku sugan Deegaanka Raaskaanbooni ayaa kormeerey Goobaha Waxbarasho ee ka jira Deegaankaasi,Wafdiga ayaa mid mid u...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Eethyng...
Xarumaha Daqli Uruurinta Oo laga hirgeliyey Magaalada Baydhabo
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Maaliyada Dowlada KG ayaa Xariga ka Jartey Dhismaha Sedax Xarumood ee daqla Uruurinta Kuwaasi oo laga hirgeliyey Magaalada Baydhabo.
Xarumaha Xariga laga...
Shir ku Saabsan Wax ka qabashada Biyo La’aanta ka Jirta KG Oo Baydhabo ka...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku qabsoomey Shirka wadatashiga iyo Xog is dhaafsiga Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha KGS iyo Hay'adaha ka...