Maareynta Nafaqo-darada Oo Loo Tababarey Ardeyda Iskuulada Baydhabo
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo ay iska kaa shadayn Machadka Al-Qamar Educational Academy iyo Ururka Hormarinta dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxa loo qabtay ku dhawaad lixdan...
Balaarin Lagu Sameeyey Wadada Xiriirisa Waajid iyo Xuddur
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wadada weyn ee isku xirta Degmooyinka Xudur iyo Waajid ayaa ah mid si aad ah ay uga Muuqata Burbur taasi oo aydhibaata...
Bulshada Xaafada Xingood Degmada Qardho Oo Nadaafad daro Ka Cabanaya
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaafadda Xingood waxay kamid tahay Xaafadaha Degmada Qardho Shacabka ku nool ayaa waxay ka cabanayaan Qashin buux dhaafiyey Xafadooda kuwaas oo laga...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Mariing...
Ardey Baratey Computer iyo Ingiriiska Oo Xaflad Loogu qabtey Xudur
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaflad Balaaran oo ka dhacdey Hoolka Dugsiga Sarre ee Degmadda Hudur ayaa loo qabtay Arday ka qalin-jebisay Machadka Takwa College,kuwaa oo soo...
Wadooyin laga dhisey Degmada Kaaraan Oo Xariga laga jarey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Kaaraan ayaa Xarig ka jaray Wado Interlock ah oo laga Hirgeliyey Xaafadaha qaar iyo Suuq weyn ee Degmada Kaaraan Taasi...
Golaha Wasiirada Soomaaliland Oo Hargeysa Tababar uga Furmey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Soomaaliland ayaa waxaa uu ka furmey Tababar ku saabsan Iskaashiga, Wada-shaqaynta iyo fahanka Shaqo ee lagama maarmaanka...
Agab Ciyaareed Lagu Wareejiyey Dhalinyarada Deegaanka Raskambooni
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xubno kamid ah Golaha Wasiirada Jubbaland, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale oo Maalmahaan Howlo Shaqo ujoogay Deegaanka Raaskambooni ayaa Agab loogu talagalay dhalinyarada...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...
Xabsiga Magaalada Baydhabo Oo Deeq kala duwan La gaarsiiyey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xabsiga dhexe ee Degmada Baydhabo ayaa maxaabiista ku jirta la gaarsiiyey deeq raashiin ah iyo xoolo nool oo loogu talagaley dadka...