Dhismaha Iskuul Dugsi Sare Oo laga dhagax dhigey Degmada Diinsoor
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa waxaa si toos ah looga dhegax dhigey dugsiga hoose dhaxe sare ee Sheikh Huseen kaasi oo...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Haminymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdygadir...
Tababar ku saabsan Saameynta Isbedelka Cimilada Oo lagu qabtey Baydhabo
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Koonfur Galbeed ayaa Baydhabo ku qabatay tababar ku saabsan is-weydaarsiga khibradaha ee dhalinyarada iyo Bulshada deegaanka, kaasi...
Ardeyda Iskuulada Baydhabo Oo laga Wacyigaliyay ka hortaga Gudniinka Fircooniga
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay,ada Ifrah Foundation oo wacyigalin ku Saabsan ka hortaga Gudninka fircooniga ah u sameysey ardayda wax kabarata qaar kamid ah iskuulaadka magalada...
Dhismaha Wadada Garoonka Diyaaradaha Buur-Hakaba Oo la soo gabagabeeyey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Buur-Hakaba ayaa soo gaba gabeeyey dhismaha wadadii isku xiri lahayd Garoonka diyaaradaha iyo Magaalada Buur-Hakaba oo ay in mudo ah...
Warka Subaxnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdygaadir Mahamed Nor...
Golaha Wasiirada KG Oo Ansixiyey Sharciga Rukhsad-siinta Mihnadliyaasha Caafimaadka
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu Guddoomiyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimo dhowr ah...
Maamulka Gobolka Banaaadir Oo lagu Wareejiyey Gaadiid Dabdemis ah
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa Dowladda Imaaraadka Carabta ka guddoomay laba gaari oo dab-damis casri ah, kuwaas oo gacan ka gaysanaya gurmadka...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Haminymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdygadir...
Dufcadii 8aad Ardeyda Jaamacada BIU Oo Xaflad Loogu qabtey Baydhabo
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadda Qalinjebiyaasha Dufcadii 8aad ee Jaamacadda Caalamiga ah ee BIU ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo, kuwaas oo ka aflaxay Kuliyadaha kala...










