Deegaanka Kob-Riyaad Oo Ceel biyood Laga Hirgeliyey

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Ururka Lions Clup ee Sweden oo Kaashanaysa Hey’adda   Lions Club International Foundhation ayaa Ceelbiyoodkan  ka Hirgeliyey Deegaanka kob-Riyaad ee Gobolka Bari,kaasi oo Bulshada...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Rahmy...

Dowlada KG Oo Qorsheyneysa Bilaabida Dhismaha Dekedda Baraawe

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay ayaa waxaa soo gaarey Wafdi oo ay Hogaaminayeen Madaxda Arab Digital Company oo ah Shirkad...

Kulan Looga hadlay Tayeynta Wadooyinka Oo Baydhabo ka dhacay

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magaalada Mudane Abdullahi Ali Watiin Ayaa Manta Shir-gudoomiyey shir looga hadlayey sharciyada Dhulalka Degmada Baydhabo u jeedka shirka...

Booliska Oo Muqdisho ku soo Bandhigay Burcad ka Ganacsata Maandooriyaha

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Maalmihii ugu dambeysey Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Howgalo ka wadeen Gobolka Banaadir, kaaso loogu hortagayo falalka Lidi k ah Amaanka iyo kuwa ka...

Bandhiga Buugaagta Galmudug Oo Dhuusamareeb Lagu qabtey

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa lagu qabtay Bandhiga Buugaagta Galmudug, taas oo Kobcin karto Dhaqanka Akhriska iyo qoraalka iyo si...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...

Dhalinyarada Baydhabo Oo Loo Tababaray ka hortagida Tacadiyada ka dhanka ah Carruurta

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad KG ayaa Baydhabo ugu qabatey Dhalinyaro ka kala socdey qeybaha kala duwan ee Bulshada Tababar ku saabsanaa...

Ciidanka Booliska KG Oo Lagu dhiiri geliyey u Adeegida Bulshada

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kadib Markii Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed sareeye guuto Cismaan Cabdulaahi (Kaniif) ee uu soo gaarey Magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu...

Ardey baratey Fagaara ka hadalka Oo Bardaale Shahaada lagu Gudoonsiiyey

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa lagu qabtey Munaasabad Shahaadooyin lagu gudoonsiinayey qaar ka mid ah Ardeyda Iskuulada Degmada ee La siiyey...