Ardey baratey Culuumta Diiniga Oo Xaflad Loogu qabtey Gaalkacyo

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan ay ku qalin jebinayeen ku dhowaad 20 Arday isugu jirtay Carruur iyo Dad Waaweyn oo wax ka baratay Madarasada Siraaju Diin Faraceeda...

Warka Subaxnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Mohamed...

Madaxweynaha KG Oo Xariga ka jarey Hotel Casri ah Laga Hirgeliyey Baydhabo

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hoteelkan Laga hirgeliyey Magaalada Baydhabo ayaa loo sameeyey qaab Casri ah Kaas oo lagu Magacaabo Hotel Ruun-Jinaad oo ay dhistey Xilibaanad Bishaaro...

Shirka ka hortagida Masiibooyinka Oo ka Furmey Garoowe

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Garoowe Waxa ka furmay Shirka daneeyayaasha kala duwan ee ka falcelinta ka hor inta aysan dhicin Musiibooyinka ( Multi-stakeholder Engagement Meetings.)...

Haweenka Soomaaliyeed Oo ku baaqey Joojinta Dagaal Beeleedyada dalka ka socda

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xili ay Gobolada qaar ee dalka soomaaliya ay ka socdaan dagaal beeladyo aad u hoogan oo u dhaxeeya dad walaalo ah oo...

Shirka Horumarinta Ciyaaraha Oo Muqdisho Lagu qabtey

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir Xasan Wiish ayaa shir-guddoomiyey Shirweynaha Sanadlaha Isboortiga Gobolka Banaadir,Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen Guddoomiyaasha Isboortiga  Degmooyinka...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...

Barakacayaasha Magaalada Baydhabo Oo Loo dhisey Ceel biyoodyo

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kormeeray Ceelasha Biyaha iyo musqulo laga Hirgaliyay Xeryaha Barakacaysha Boodan 1...

Maamulka Degmada Diinsoor Oo ku baaqey Horumarinta Goobaha Waxbarashada

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Godoomiyaha Maamulka Degmada Diinsoor Cusmaan Macalin Cabdi Ayaa Kormeer ku tagey mid ka mid ah Madarasadooyinka ku yaala Degmada kaas oo ujeedada...

Hey’ada SODMA Oo Dalbatey Lacag Loogu hortago Saameynta Abaarta

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Roobkii Deyrta oo yaraadey ayaa Abuurtey Walaac ku aadan in ay soo bexeyso in Abaaro daran dalka ka dilaaci karaan taasoo saameyn ku...