Dhalinyarada Baydhabo Oo loo qabtey Tababar ku saabsan ka qeybgalka siyaasada.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) ku dhawaad 20 qof oo ka mid ah Dhalinyarada Koonfur Galbeed ayaa Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha KGS waxaa ay Baydhabo ugu...
Ardeyda Macaahida Baydhabo Oo Ka Faaideystey Tababar ku saabsan Talaalka.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo soo qaban qaabiyay Machadka Royal institute oo ka mid ah Machadyada Magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu ku saabsanaa (EPI...
Maamulka iyo Bulshada Degmada Dangorayo Oo ka wada hadlay Horumarinta Danta Guud.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkan Wadatashiga ee u dhexeeya Bulshada Maamulka Degmada Dangoroyo iyo Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland ayaa looga hadlay baahiyaadka ay Bulshada iyo...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Mariing...
Madaxweynaha Galmudug Oo dhagax dhigey Dhismaha Xarunta Wasaarada Arrimaha Gudaha.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaruntan cusub oo ay ku shaqeyn doonto wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u hishiisiinta Dowladda Galmudug ayaa waxaa si wadajir ah...
Dhismaha Wadooyin Laga Hirgelinayo Degmada Warta Nabadda Oo La dhagax dhigay
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmadda warta Nabadda ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa laga dhagax dhigay 8-waddo oo interlock ah oo laga hirgelinayo waaxda barwaaqo ee...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Mohamed...
Dood ku Saabsan Doorka Naafada ka qeyb galka Siyaasada Oo Baydhabo lagu qabtey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankani oo ahaa Aqoon is weydaarsi loo qabtey qeybaha kala duwan ee dadka Naadafada ah ee ku jira Xaruumaha Barakacayaasha iyo...
Maamulka Tuulada Aw-Cusmaan Oo Lagu Bogaadiyey Horumarinta Arimaha Bulshada
Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Degmada Wanlaweyn Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Abdulkadir Mohamed Abdullahi Oo booqasho ku tagay Tuulada Aw Cusmaan oo Hoos timaada Degmada Wanlaweyn,ayuu ugu...
Jubaland Oo Hey’adaha Samafalka Ugu baaqday Caawinta Bulshada Tabaaleysan
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Jubbaland oo Shirjaraaid ku qabtey Xafiiskiisa Kismaayo ayaa hay'adaha samafalka ee sanadka 2024-ka la shaqeeyay Arimaha gargaarka...