Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Eethyng...
Mashruuca Daaweynta Xoolaha Oo Laga Daah-furay Baydhabo.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu daahfuray mashruuca Ololaha Daaweynta Xoolaha kaas oo uu socon doono Mudo 26 Maalmood ah laguna gaari...
Ardey ka Aflaxdey Macahadka Al-Ummah Oo Xaflad Loogu qabtey Degmada Cadaado.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabaddan oo aheyd qalinjabinta dufcaddii 6aad iyo 7aad ee Machadka Al-Ummah ee degmada Cadaado ayaa waxaa ka qeyb-galay xubno ka tirsan...
Kulan Looga hadlay dardar gelinta Adeegyada Bulshada Oo Lagu qabtay Degmada Oodweyne.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Gobolka Daadmadheedh ayaa kulan lagu dardar-galinayo Hawlaha shaqo Dowlada la qaatay Isuduwayaasha Wasaaradaha Maamulka Soomaaliland kaas oo looga hadlay Arimaha...
Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Oo ku baaqey Joojinta Dagaal Beeleedyada dalka ka socda.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gobolada qaar ee dalka soomaaliya ay ka socdaan dagaal beeladyo aad u hoogan oo u dhaxeeya dad walaalo ah oo wada...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Eethyng...
Deeq kala duwan Oo La gaarsiiyey Xabsiga Magaalada Baydhabo.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiiradii hore Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha qoyska dowlad goboleedka Koonfur Galbeed marwo Nasro Aweys ayaa deeq mucaawino kala duwan ah gaarsiisey...
Dib u dayactir Lagu Sameeyay Saldhiga Booliiska Degmada Baraawe.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Saldhigan ayaa waxaa ku shaqeyn doona Ciidanka Booliska Degmada Baraawe qeybna ka qaadan doonaa Horumarinta Amniga Magaalada Maadama uu mudo ka...
Kooxdii ku guuleysatay Koobka Gobolada Puntland Oo La abaal mariyay.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan oo ay aheyd mid lagu abaal marinaayey xulkii ku guuleystey Koobka Gobolada Puntland 2024 ee kooxax ka dhisan degaanada dowlada...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...