Ardey dhameysatey Xifdinta Qur’aanka Kariimka Oo Baydhabo Lagu Abaal mariyey.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xarunta Madarasada Al-bayaan oo ah Xarun lagu barta Xifdinta Qur, aanka Kariimka ee qowlka Eebo iyo shareecada islaamka ee Magaalada Baydhabo...
Dhalinyarada Shabeelaha Hoose Oo ku baaqey Joojinta Dagaal beeleedyada.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Iyadoo weli isa soo tarayaan baaqyada loo jeedinayo Beelaha Soomaaliyeed ee dalka qeyb kamid ah ku dagaalamaya kaas oo dad badan...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Rahmy...
Wadatashi ku saabsan Horumarinta Xaafada Waaberi Oo ka dhacay Garoowe.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Dowladda hoose oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka Garowe ayaa kormeer shaqo kutagay xaafada Waaberi Garoowe waxaana kulanka...
Warshada Keydinta Kalluunka Oo laga dhagax dhigey Muqdisho.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Warshada keydinta Kalluunka iyo Sameynta Toonaha oo laga dhagax-dhigay magaalada Muqdisho.Kawaankaan cusub uu qeyb ka qaadanaayo dhiiragelinta iyo casriyeynta Suuqa Ganacsiga...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Eethyng...
Mashruuca Daaweynta Xoolaha Oo Laga Daah-furay Baydhabo.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu daahfuray mashruuca Ololaha Daaweynta Xoolaha kaas oo uu socon doono Mudo 26 Maalmood ah laguna gaari...
Ardey ka Aflaxdey Macahadka Al-Ummah Oo Xaflad Loogu qabtey Degmada Cadaado.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabaddan oo aheyd qalinjabinta dufcaddii 6aad iyo 7aad ee Machadka Al-Ummah ee degmada Cadaado ayaa waxaa ka qeyb-galay xubno ka tirsan...
Kulan Looga hadlay dardar gelinta Adeegyada Bulshada Oo Lagu qabtay Degmada Oodweyne.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Gobolka Daadmadheedh ayaa kulan lagu dardar-galinayo Hawlaha shaqo Dowlada la qaatay Isuduwayaasha Wasaaradaha Maamulka Soomaaliland kaas oo looga hadlay Arimaha...
Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Oo ku baaqey Joojinta Dagaal Beeleedyada dalka ka socda.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gobolada qaar ee dalka soomaaliya ay ka socdaan dagaal beeladyo aad u hoogan oo u dhaxeeya dad walaalo ah oo wada...