Qaadista Jidgooyo taalay Deegaanka Laan-cadaad Gobolka Hiiraan Oo Lagu guuleystay.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mid kamid ah Beelaha Dega degmada Matabaan ayaa waxey ku guuleysteen qaadista jidgooyo taalay deegaanka Laan-cadad degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan,...

Dib u dayacatir Lagu sameynayo Isbitaalka Laansaleeti Oo la dhagax dhigay

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) 30 sano kadib maanta waxaa la dhagax dhigay dhismaha xarunta gurmadka deg degga ah ee Isbitaalka Laansaleeti ee magaalada Muqdisho kaasi...

Ololaha Wacyigelinta Dhireynta Dugsiyada Oo Laga Bilaabay Magaalada Boosaaso.

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Iskuulada Magaalada boosaaso ayaa waxaa laga bilaaweyn Todobaadka Wacyigelinta Dhireynta Degaanada Puntland taasi oo looga gun leeyahay sidii loo heli...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey...

Tababar ku saabsan Barashada Lafaha Oo loo qabtay Ardeyda Baydhabo

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ardayda Machadka Al-Micraaj Gaar ahaan kuwooda barata Caafimaadka Guud iyo Seyniska ayaa Loo qabtey Tababar Practical ah oo Ku saabsan qeybaha...

Ardey baratay Maadooyin kala duwan Oo Xaflad loogu qabtey Baydhabo.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabaddan oo ahayd Mid ay ka qalan jebinaayeen Ardeyda ka aflaxdey Iskuulka Al-huda Educational College, kuwaas oo bartay Culuumta Caafimaadka, Computerka...

Dowladda Galmudug Oo loogu baaqey Horumarinta Kalluumeysatada

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dekadda Macmalka Cigo Ee Degmada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud waxay kamid tahay meelaha ay weli ka muuqata Saameynta Burburka dagaaladii dalka...

Dhismaha Garoonka Kubada Cagta Degmada Boosaaso Oo meel gebageba ah maraya

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) dhismaha garoonka Kubada Cagta ee degmada boosaas oo ay Socotey mudo labo sano iyo ku dhowaad ah ayaa hada waxey u...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase...

Haweenka Jowhar Oo Loo tababarayo ka qeyb galka Nabadeynta Bulshada

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Hirshabelle ayaa Tababar u qabatey Haweenka ku dhaqan Degmada Jowhar kaas oo ku saabsan ka qeyb-galka...