Hirgalinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka Oo la dah-furey
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xafladda Daah-furka Hirgalinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayadka Dowladda Islamarkaana uusoo diyaariyay Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya ayaa...
Bulshada Deegaanka Wara Dhuumaleh Degmada Maxaas Oo isku tashi ku dhisanaya Xarunta Maamulka.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Wara Dhuumaleh oo hoos yimada Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa Bulshadiisu waxey Bilaawdey dhismo Cusub oo ah Xarunta Maamulka...
Shirweynaha Maalgashiga Caafimaadka Puntland Oo Garoowe ka Furmey
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa maanta furay Shirweynaha maalgelinta Caafimaadka ee Puntland oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Caafimaadka, isla markaasina ay...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey...
Tartanka is dhexgalka Ciyaaraha Oo Loo Furay Ardeyda Iskuulada Baydhabo.
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Ardeyda Iskuulaadka kuwa Dowladda ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo daah-furey Tartan Ciyaareed ay ka qeyb-gali doonaan Kooxyaha Ciyaareed ii...
Roobab ka da’ay Baydhabo oo sameyn ku yeeshay qiimaha Khudaarta.
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Sare u kacan ku yimid qiimaha yaanyada iyo qudaarta kale ee suuqyada magaalada Baydhabo ayaa sababaha ugu waaweyn ee arrintan...
Dhismaha Hoolka Shirarka Degmada Baydhabo Oo La dhagax dhigey.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Holaalkaan oo noqon doono kuwa lagu qaban doono shirarka looga hadlaayo hormarinta adeegyada bulshada degmada baydhabo ayaa waxaa si wadajir ah...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey...
Shir-sanadeedka Horumarinta Gobalka Sh.hoose Oo Lagu soo gaban gabeeyey Afgooye
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Shirka sanadlaha ee gobolka shabeelada hoose oo ay ka qeyb galaan maamulka degmooyinka gobalka ayaa waxaa sanadkaan lagu qabtey degmada...
Ardayda Jaamacadda Plasma Farcadeeda Baydhabo Oo u Fadhiistay Imtixaanka Mid-Term-ka.
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Boqolaal ka Mid ah Ardeyda Wax Ka Barat Jaamacad Plasma ee magalada baydhabo ayaa waxey si toos ah Uga Bilowdey...