Goobaha Ganacsiga Sharci darada ah Wadooyinka Laascaanood Oo la Burburiyey

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si loo balaariyo Wadada hlabowlaha Ee Magaalada Laascaanood oo dadka ay ku dhisteen Goobo Ganacsi taas oo wadada Ciriiri ka dhigtey...

Sare u kac ku yimid Qiimaha Hilibka lagu kala iibsado Suuqyada Muqdisho

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hilibka Geela Oo ay si maalinle ah ay u isticmaalaan, cunistiisana ugu badantahay Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa sare u kacey Qiimaha...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Rahmy...

kulun loogu hadlaayey Qoondada Haweenka Golaha Deegaanka Oo Lagu Qabtay Degmada Waajid

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Kulumadaani oo ahaa kuwa looga arinsanaayey doorka ay Haweenka ku leeyihin Qoondad haweenk ee xildhibaanada golaha degaanka ee degmada waajid...

Hirgalinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka Oo la dah-furey

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xafladda Daah-furka Hirgalinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayadka Dowladda Islamarkaana uusoo diyaariyay Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya ayaa...

Bulshada Deegaanka Wara Dhuumaleh Degmada Maxaas Oo isku tashi ku dhisanaya Xarunta Maamulka.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Wara Dhuumaleh oo hoos yimada Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa Bulshadiisu waxey Bilaawdey dhismo Cusub oo ah Xarunta Maamulka...

Shirweynaha Maalgashiga Caafimaadka Puntland Oo Garoowe ka Furmey

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa maanta furay Shirweynaha maalgelinta Caafimaadka ee Puntland oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Caafimaadka, isla markaasina ay...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey...

Tartanka is dhexgalka Ciyaaraha Oo Loo Furay Ardeyda Iskuulada Baydhabo.

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Ardeyda Iskuulaadka kuwa Dowladda ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo daah-furey Tartan Ciyaareed ay ka qeyb-gali doonaan Kooxyaha Ciyaareed ii...

Roobab ka da’ay Baydhabo oo sameyn ku yeeshay qiimaha Khudaarta.

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Sare u kacan ku yimid qiimaha yaanyada iyo qudaarta kale ee suuqyada magaalada Baydhabo ayaa sababaha ugu waaweyn ee arrintan...