Kulanka Ansixinta Habraaca Xalinta khilaafaadka Dhulalka Oo lagu qabtey Baydhabo
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Kulan lagu Ansixinaayey Habraaca Xalinta khilaafaadka dhulalka Dowladda Hoose ee ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb galay,Wsiirada Wasaaradaha, Qorshaynta,Cadaalada...
Wadooyin Cusub Oo laga hirgelinayo Magaalada Baraawe
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Baraawe ayaa bilaabay qorshe lagu furaayo wadooyin cusub oo ay yeelato magaalada baraawe si loo helo baraawe cusub waxaana howshaaan...
Jaamacad Cusub Oo laga hirgeliyey Degmada Ceelberde
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Magaalada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa waxaa lagu qabtay Munaasbad si rasmi ah loogu daahfurayey faraca cusub ee Jaamacadda Lukenya, taas oo...
Ololaha Wacyigelinta Ardeyda baahiyaha gaarka ah qaba Oo laga bilaabay Balligubadle
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ololahan Wacyigelinta ayaa loogu danleeyahay sida ay tahay in loola dhaqmo Ardeyda Carruurta ee Baahiyaadka gaarka ah qaba waxaana la siiyay Bulshada...
Maxaabiista Xabsiga Kismaayo Oo Adeeg Caafimaad la gaarsiiyey
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi)Â Maxaabista ku Xiran Xabsiga dhexe ee Degmada Kismaayo ayaa waxey qaar ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgasha Isbitaalada Magaalada oo kaa...
Degmada Waajid Oo laga Dah-furey Kulan Ciyaareedka Koobka Nabada.
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi)Â Kulan Ciyaareedkani oo looga Magacdarey Koobka Nabada ayaa loo qabtey qaar ka mid ah kooxaha ka dhisan Degmada Waajid ee Gobolka...
Ardey baratay Duulimaadyada Oo Agab Waxbarasho lagu gudoonsiiyay Muqdisho
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ardaydan baratey Wadista diyaaradaha ayaa Xarunta Gemetecs lagu gudoonsiiyay Agab Waxbarasho oo la xariira duulimaadyada iyadoona sameeyey tijaabadooda ugu horeysay ee duulimaada,...
Kaluumeysatada Magaalada Hobyo Oo lagu Wareejiyey Doomo-Kaluumeysi
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah kalluumeysatada magaalada Hobyo ayaa lagu wareejiyey Doomo-kalluumeysi si ay uga faa,ideystaan kheyraadka badda ayma wax soo saarkooda ugu...
Dood wadaag ku saabsan uqaaremida Xuquuqda Carruurta Oo Baydhabo Lagu qabtey
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan Dood Wadaag ah Oo ay Soo Qaban qaabisay Hey'adda GREDO Ayaa looga hadlaayay xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed iyo sidii ay u...
Maxaabiista Xabsiga dhexe Magaalada Baydhabo Oo Xirfado La barayo
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa lagu baran doonaa Xirfado kor looga qaadayo Maxaabiista ku jirta Xabsiga dhexe ee Magaalada Baydhabo kuwaas ay ugu...