Bulshada Baydhabo Oo Looga Digay in Xabaalo Laga dhigo Wadada Shanta Jid.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Iyadoo la ogyahay in aysan jirin Goob Sharci ah Oo ay Dowlada u asteysey in Meydadka lagu aaso sidaa darteed ay...

Tababar ku Saabsan Qorshaha Hormarinta Degmooyinka Oo Baydhabo lagu soo gaban gabeeyey.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo intii uu socdey lagu barayey Ka Qeyb-galiyaasha sida loo diyaariyo Buuga Qorshaha Horumarinta Degmada Ee shanta sano ee soo...

Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Oo Ku baaqay in la kala qaado ciidamo ku dagaalamay...

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wafdi uu hor kacaayay Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Maxamuud Maxamed Nuur oo taga Tuulooyin hoostaga Degmada Warsheekh Xiisad ka taagneyd colaad...

Kulan Looga hadlay Arrimaha Nabadda Oo Lagu qabtay Degmada Sallaxley

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan ay isugu yimaadeen Golaha Deegaanka Degmada Salaxley iyo Saraakiisha Laamaha Amniga ayaa waxaa looga hadlay Arimaha Nabadgeliyada Degmada iyo sidii...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Mariing...

Xaruumaha Garsoorka Gobalka Baay Oo dib loo furay.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib Markii ay Mudo Bil ah ay Fasax kaga maqnaayeen Hey’adaha Garsoorka Gobolka Baay waxaa hakad ku jirey Howlaha Dacwadaha madaniga...

Arday Deeq Waxbarasho ka helay Maraykanka Oo lagu sagootiyey IFO.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabad lagu sagootinayey arday wax ka bartay Mid kamid ah Iskuulada ku yaala xerada qaxootiga IFO ee IHYA oo Deeq Waxbarasho...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...

Culimada Xaafada Tufkaa Surey Oo dalbadey in Madaraso Loo dhisey

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka ku nool Xaafada Tufka Suroy ee Duleedka Magaalada Baydhabo ayaa ah kuwa aan haysan Goobo ay Carruurtooda wax ku bartaan gaar...

Dhismaha Saldhiga Boolis-ka Deegaanka Awdiinle Oo Meel gaban gabo ah Maraya.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Mudooyinkii ugu dambeysey Deegaanka Awdiinle Sameyneysay Horumaro kala duwan dhinaca Dhismiyaasha Danta Guud, si loo Fududeeyo Adeegyada Bulshada maadama dalku mudo...