Dib u dhis Lagu Sameynayo Isbitaalka Laansareeti Magaalada Muqdisho.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si uu Uga Adeego Bulshada ku dhaqan Caasimada dalka Isbitaalka laansareeti oo kamid ah Xarumaha Caafimaadka ee dalka ka jirey balse...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...

Dhalinyarada Baydhabo Oo Ka Cabanaya Shaqa La,aan.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mudo dheer ayaa Dhalinyarada Soomaaliyeed Heysataa Shaqa Yaraan inkaastoo ay Maraaxiil kala duwan soo martey balse weli ma gaarin ay halkii...

Isbitaalka Degmada Shalanbood Oo Deeq Lacag ah la gaarsiiyey

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si sare loogu qaado adeegyada muhiimka u ah Bulshada Deegaanka Shalanbood Ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa halkaasi gaarey Gudoomiyaha Gobolka...

Xaflad Lagu Abaal marinaayay Ardeyda Dugsiga Alxikma Oo Lagu qabtey Gaalkacyo.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dugsiga Alxikma ayaa munaasibad balaadhan u qabtay ardaydii kaalmaha hore ka gashay sanad dugsiyeedka iyo ardaydii ugu akhlaaqda badnayd ee dugsigaasi,...

Kulan Looga hadlay Saameynta Biyo Yarida Oo Lagu qabtey Degmada Wanlaweyn

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha degmada Wanlaweyn ahna Duqa magaalada, Mudane Abdulkadir Mohamed Abdullahi ayaa shir guddoomiyey shirkii todobaadlaha ahaa ee maamulka degmada. Shirka ayaa diiradda...

Warka Subaxnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Rahmy...

Shacabka Deegaanka Conqor Degmada Boosaaso Oo dalbadey Horumarinta Adeegyada Bulshada

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Masuuliyiin ka tirsan dowlada Puntland oo ay ka mid yihiin xubno Gollaha wasiirada, Xildhibaano isugu jira heer Puntland iyo heer degmo,...

Hay’adda Naafada Qaranka Oo Lagu Wareejiyey Gawaari loogu tala galay dadka Naafada ah

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qoyska & Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Maxamed Cusmaan ayaa sedex boqol gaari oo ah kuwa looga tala galey...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Eethyng...