Ardayda Bardaale Oo Loo qabtay Tababar ku saabsan Diyaar garowga Imtaxaanka Dowladda

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa socdey mudo ku dhawaad laba bilood ah kaas oo Ardeyda lagu barayay Diyaargarowga Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8aad Degmada...

Shacabka Baydhabo Oo bogaadiyay la dagaalanka Maandooriyaha

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maandooriyaha ayaa dhibaato weyn ku ah bulshada dhexdeeda si gaar ah Dhalinyarada oo sanadihii u danbeeyey korortey isticmaalkooda daawooyinka kala duwan...

Xaflad Lagu dhiiri gelinayay Ardey baratay Farta Carabiga Oo lagu qabtey Qardho

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xafladan ayaa ahayd mid lagu dhiiri galinayay arday dhamaysatay casharada higgaadda iyo qorista carabiga ee dugsiga Al Qalam. Waxaa ka soo qayb...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase...

Tartanka Abaalmarinta Tayada Shirkadaha Oo Laga Dah-furey Muqdisho

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hayadda Tayadhowrka Qaranka Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu daahfurtay tartanka Abaalmarinta Tayada Qaranka oo u furan dhamaan shirkadaha...

Xuska Maalinta Malariyada Aduunka Oo lagu qabtey Garoowe

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo aheyd mid lagu xusayey maalinta Duumada aduunka oo ujeed keedu ahaa in bulshada lagaga wacyi galiyey halista Cudurka iyo...

Gudoonka Ururka Daryeel Naafo Oo lagu doortey Magaalada Boorama

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaani oo aheyd mid lagu dooranaayey Gudoomiyaha Cusub ee Ururuka daryeel naafo ee laga qabtey Iskuulka sare ee Sheikh Cali Daahire...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey...

Ardayda Iskuulka Al-Micraj Oo Baraatiko ku qaatay Isbitaalka Tiirow Magaalada Baydhabo.

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah ardeyda Barata Cilimga Caafimaadka ee Machadka AL-Mircraaj ee Magalada Baydhabo ayaa Loo Qabtey Tababar Aqoon Koraris...

Dhismaha Wadooyinka Laamiga Baydhabo Oo Meel Wanaagsan maraya.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Abdullaahi Ali Watiin oo ka duulaya dardargelinta dhismaha Wadooyinka ka socda Magaalada ayaa booqdey Wadooyinka...