Xuska Maalinta Dhaqaatiirta Xoolaha Aduunka Oo Baydhabo lagu qabtey
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaani oo aheyd mid looga dabaaldegaayey Maalinta Dhaqaatiirta Xoolaha ee lagu qabtey magalad baydhabo ayaa waxaa goob joog ka ahaa maamulka...
Kulan Looga hadlay Shaqa helista Oo ka dhacay Baydhabo
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Kulankan ayaa diirada lagu saarayay Arimaha Shaqa helista Maalgelinta yar-yar iyo sidii loola dagaalami lahaa halista dhimirka waxaana Kulanka ka...
Tababar ku saabsan hirgelinta Siyaasada Jaangoynta darajooyinka Oo Muqdisho laga Daah-furay
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa lagu baran doonaa hirgelinta siyaasadda jaangoynta darajooyinka iyo mushaaraadka shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda waxaana ka faaideysanaya Gudi hoosaasyada...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey...
Ardey baratay Maadooyin kala duwan Oo Shahaada lagu gudoonsiiyey Baydhabo.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan Ardeydan lagu gudoonsiinayay Shahaadada ayaa ah Dufcadii labaad ee ka aflaxda Macahadka Tawakal Educational College waxaana ka soo qeyb galay...
Ardayda Bardaale Oo Loo qabtay Tababar ku saabsan Diyaar garowga Imtaxaanka Dowladda
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa socdey mudo ku dhawaad laba bilood ah kaas oo Ardeyda lagu barayay Diyaargarowga Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8aad Degmada...
Shacabka Baydhabo Oo bogaadiyay la dagaalanka Maandooriyaha
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maandooriyaha ayaa dhibaato weyn ku ah bulshada dhexdeeda si gaar ah Dhalinyarada oo sanadihii u danbeeyey korortey isticmaalkooda daawooyinka kala duwan...
Xaflad Lagu dhiiri gelinayay Ardey baratay Farta Carabiga Oo lagu qabtey Qardho
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xafladan ayaa ahayd mid lagu dhiiri galinayay arday dhamaysatay casharada higgaadda iyo qorista carabiga ee dugsiga Al Qalam.
Waxaa ka soo qayb...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase...
Tartanka Abaalmarinta Tayada Shirkadaha Oo Laga Dah-furey Muqdisho
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hayadda Tayadhowrka Qaranka Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu daahfurtay tartanka Abaalmarinta Tayada Qaranka oo u furan dhamaan shirkadaha...