Tartanka Abaalmarinta Tayada Shirkadaha Oo Laga Dah-furey Muqdisho
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hayadda Tayadhowrka Qaranka Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu daahfurtay tartanka Abaalmarinta Tayada Qaranka oo u furan dhamaan shirkadaha...
Xuska Maalinta Malariyada Aduunka Oo lagu qabtey Garoowe
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo aheyd mid lagu xusayey maalinta Duumada aduunka oo ujeed keedu ahaa in bulshada lagaga wacyi galiyey halista Cudurka iyo...
Gudoonka Ururka Daryeel Naafo Oo lagu doortey Magaalada Boorama
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaani oo aheyd mid lagu dooranaayey Gudoomiyaha Cusub ee Ururuka daryeel naafo ee laga qabtey Iskuulka sare ee Sheikh Cali Daahire...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey...
Ardayda Iskuulka Al-Micraj Oo Baraatiko ku qaatay Isbitaalka Tiirow Magaalada Baydhabo.
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah ardeyda Barata Cilimga Caafimaadka ee Machadka AL-Mircraaj ee Magalada Baydhabo ayaa Loo Qabtey Tababar Aqoon Koraris...
Dhismaha Wadooyinka Laamiga Baydhabo Oo Meel Wanaagsan maraya.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Abdullaahi Ali Watiin oo ka duulaya dardargelinta dhismaha Wadooyinka ka socda Magaalada ayaa booqdey Wadooyinka...
Kulan Looga hadlay La dagaalanka Maandooriyaha Oo lagu qabtey Baraawe.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulankaani oo looga arinsanaayey Sidee Magalada Baraawe iyo Degaanada hoosyimaada looga Sifeyn lahaa waxyaabaha Maanka dooriya ee ay keenan qaar ka...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey...
Xuska Toddobaadka Talaalka Aduunka Oo Baydhabo laga Daah-furay.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Koonfru galbeed Soomaaliya ayaa dahfurtey Todobaadka Talaalka taasi oo la qabto 24-ka ilaa 30 Bisha April...
Iskuul laga hirgeliyey Deegaanka Baladul-amiin Degmada Gaalkacyo Oo Xariga Laga jarey
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan Lagu xariga jaraayey Dugsiga Hoose dhexe ee Deegaanka Baladul-amiin Ee Hoostaga Degmada Gaalkacyo kaasoo dadka deegaanka ay si xilqaan...