Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Mariing...
Kulan Looga hadlay Wax ka qabashada Arimaha Bani’aadanimada Oo ka dhacay Baydhabo.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay ayaa waxaa lagu qabtay kulanka Todobaadlaha ah ee Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Samafalka iyo Wasaaradda...
Shirweynaha Garsoorka Soomaaliya Oo Muqdisho ka furmay.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madasha Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka Dalka, oo ka furmay magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlaya horumarka garsoorka, sida loo xoojin karo...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...
Hey’adaha Amniga Baydhabo Oo Digniin ka soo saaray Dadka Faafiya Anshax-Xumada.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Iyadoo ay jiraan Dad Aaaladaha Baraha Bulshada ay ku gudbiyaan Sawiro iyo Muuqaalo Anshax-xumo ah ayaa waxaa Laamaha Ammaanka Gobolka Baay ay...
Heshiis ku Saabsan Horumarinta Dalxiiska Oo Muqdisho Ka dhacay
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa xarunta Wasaaradda Warfaafinta kulan gaar ah kula yeeshay maamulka Jaamacadda Muqdisho oo uu horkacayo...
Kulan Looga hadlay ka hortagga Amni darada Oo Kismaayo lagu qabtey
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulan ay isugu yimaadeen Guddiyada ka hortagga shaqaaqooyinka mararka qaar ka dhici kara Bulshada dhaxdeeda ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo,Kaasoo ku saabsanaa...
Bulshada Garoowe Oo Bogaadiyey Dhireynta Wadooyinka
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Barhadda Magaalada Garoowe ee Caaasimadda Puntland Ayaa waxaa la badelay Naqshadeedii hore oo hada laga dhigay Goob aad u qurux badan...
Warka Subaxnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Rahmy...
Tababar ku Saabsan Naqshadaynta dhulka oo lagu soo gaban gabeeyey Baydhabo
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Waaxda Dhulka iyo Naqshadeynta Degmada Baydhabo Hassan Mo'alim ayaa Soo xirey Tababar Mudo Bil ah u socdey Shaqaalaha Dowlada Hoose gaar...