Barnaammijka wacyi-galinta dadka baahiyaha gaarka ah qaba Oo Laga Bilaabay Degmada Salaxley.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Soomaaliland ayaa qabatay Barnaammijka wacyi-galin ah oo ku saabsan sidii Bulshada ay ula dhaqmi lahaayeen dadka baahiyaha...

Buundada Buula-nuuri Magaalada Baydhabo Oo Burbur soo wajahay

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Buundo yar oo dhex marta Xaafadda Buula Nuuri ee Magaalada Baydhabo oo Muhiim u ah Isticmaalkeeda Bulshada Xaafadda ayaa Xiliyada Roobabka...

Shirka Horumarinta Degmada Afgooye Oo lagu qabtey Baydhabo.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada Howlaha guud ahna Gudoomiyaha Gudiga Qorshaynta dhulka Magaalooyinka KGS ayaa shir gudoomiyay kulan ay isugu yimaadeen gudiga dhulka. Kulanka waxaa...

Kulan Looga hadlay Doorka Haweenka Arimaha Nabada Oo Baydhabo lagu qabtey

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ururka Haweenka Degmada Baydhabo oo soo qaban qaabiyeen kulan loogu hadlayey doorka Haweenka Arrimaha Bulshada iyo ka-qeyb qadashada Nabada iyo Amniga...

Mashruuc Haween Xirfado lagu barayo Oo laga Daah-furay Kismaayo

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha bulshada Dowladda Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa Magaalada kismaayo ka daah-furtey Mashruuc ay ka faa’ideysan doonaan ilaa 450...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase...

Maandooriye lagu qabtey Degmada Salaxley Oo la soo Bandhigey.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ciidanka Police-ka degmada Salaxley ayaa howgal ay sameeyeen waxaa ay klu soo qabteen 107 LR( Liitir) oo Khamriga noocyadiisa kala duwan...

Ololaha Wacyigelinta ka hortaga adeegsiga Bacaha Oo Muqdisho laga bilaabay

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay Ololaha wacyigelinta wajiga labaad ee Todobaadka ka hortagga adeegsiga bacaha...

Dhismaha Masaajidka Taqwa Oo laga dhagax dhigey Magaalada Mandeera

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan Lagu dhagax dhigaayay Masjidku Taqwa ee ku yaala Xaafada Buula Imbiya ee Magaalada Mandeera kaas oo loo dhisayo qaab Casri...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey...