Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Rahmy...
Odayaasha KG Oo ku baaqey Joojinta Gowraca Xoolaha Dhediga ah
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Marka La gaaro Bisha Carafo ayaa waxaa inta badan la gowracaa Xoolo nool oo dadka Muslimiinta Allah ku waajib yeeley inta...
Gudoomiyaasha Xaafadaha Kismaayo Oo Loo tababarayo Diiwaan gelin Xaruumaha Caafimaadka
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Jubbaland oo kaa shaneysa dowlada hoose ee degmada kismaayo ayaa tababar ku saabsan caafimaadka u qabatay Gudoomiyeyaasha...
Dib u dayactir Lagu Bilaabay Buundada Magaalada Baladweyne
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shacabka Degmada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa dayactir iyo qashin saar ka sameeyey Buunada Nuur Xawaad oo ay horey u saameeyeen...
Dhismaha Wadooyinka Xaafadaha Degmada Hodan Oo La dhagax dhigey.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaafadda Soonakey Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa laga dhagax dhigey Wadooyiin loo sameynayo Xaafada oo gaaraya Toban wado, kuwaas...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey...
Arday ka Aflaxday Madarasada Nuurul islaam Oo Xaflad Loogu qabtay Baydhabo.
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtey munaasabada ay ku qalin jabinaayeen dufcadii 3aad ee wax ka baratey madarasada Nuurul Islaam oo...
Maqaayada Lagu Iibiyo cunnooyinka wadaniga ah Oo Laga Hirgeliyey Baydhabo.
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Casri Coffee oo ah maqayada si weyn loo casriyey laguna sameynaayo Qeybaha kala duwan ee Cunooyinka ka soo go'a dalka...
Tababar ku saabsan Badqabka Fikirka Oo Lagu qabtay Baydhabo.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madal looga hadlaayey Badqabka Fikirka ayna soo qaban qaabisey Hay'ada TUBSAN ayaa lagu qabtey Baydhabo taasi oo ay ka qeybgaleen dhamaan...
Xarun Haweenka Ku sameeya jirdhiska oo Laga Furay Laascaanood.
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Sool Gym ayaa loogu tala galay qayb Haweenka jirkooda ku dhistaan oo markii hore dhibaata ku qabeen in Ragga la...