Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey...
Mashruuca Nadaaminta Cunnada Soomaaliya Oo Muqdosho Lagu Dah-furey
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ra'iisul Wasaaraha ku xigeenka dalka ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay mashruuca nadaaminta cunnada Soomaaliya oo Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlada Federalka Soomaaluya...
Galmudug Oo loogu baaqey wax ka qabashada baahida Waxbarasho ka jirta Xarardheere
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug waxey ka mid ah tahay Deegaanada aan in mudo ah gaarin Adeegyada waxbarshada iyadoo ay Saameyn...
Olole Lagu Aruurinayo Canshuuraha Oo laga Bilaabey Gobolka Togdheer
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Hormarinta Maaliyada Xafiiskeeda Gobolka Togdheer ayaa daah furtay ololaha uruurinta cashuurihii horey ugu baaqday Gadiidka, Guryaha iyo Ganacsatada Gobolka Togdheer
Furitaanka Olahaan...
Kulan Looga hadlay Horumarinta Amniga Oo lagu qabtey Degmada Wadajir
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Wadajir ayaa kulan la qaatay saraakiisha laamaha Amniga kulanka ayaa looga hadlayay daradar gelinta Amniga Degmada iyagoona kulanka inta...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Mahamed...
Biyo dhaamin Loo Sameeyey Barakacayaal ku nool Baydhabo.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Biyo dhamintaani ee loo sameeyey qaar ka mid ah bulshada danyarta ah ee ku jira kaamamka barakacaaysha duleedka Magalada baydhabo ayaa...
Qoysas Barakac ku ah Deegaanka Lafoole Oo dalbadey in La Caawiyo.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qoysas Barakac ku ah Kaam ku yaala Degaanka lafoole oo 6 km u jirtaa Degamda Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa...
Amaro Laga soo saarey Qashinka Lagu Shubo Wadooyinka Afgooye.
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib markii Degmada Afgooye ku soo bateen Qashinka lagu shubayo wadooyinka kuwaas oo saameyn Caafimaad ka dhalatay iyo Nadaafad daro bahsan...
Tababar ku saabsan dib u eegista Manhajka Waxbarashada Oo ka Furmey Hargeysa
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa inta uu socdo looga hadli doonaa Manhajka Waxbarashada Dugsiyada Hoose iyo Dhexe Ee Soomaaliland sidii ay ka qeyb galayaasha...