Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey...

Haween Barakac ku ah Magaalada Baydhabo Oo Beero loo Maalgeliyay

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ka dib markii ay Beero yar yar Guriyahooda loogu maalgeliyay Lixdan iyo lix Haween ah oo ku nool Xeriyaha Barakac ee Duleedka...

Dalag yari soo wajahdey Suuqyada Magaalada Baydhabo

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Suuqa Godey oo ah kan ugu weyn ee lagu iibiyo Cunooyinka dalagyada ka soo baxa dalka ayaa waxaa laga dareemayaa kor u...

Booliska Deegaanka Awdiinle Oo ka shaqeynaya kor u qaadista Amniga Bulshada

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ciidanka ayaa ah ilaaliyaha iyo daryeelaha Bulshada waxay door wanaagsan ka qaataan badbaadada Shacabka, ka hortaga fal dembiyeedyada, la dagaalanka Maandooriyaha, dhaca,...

Bulshada Ceelberde Oo dalbadey Horumarinta Adeegyada Bulshada

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ka dib Markii dhawaan uu booqasho shaqo ku Gaarey degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga XFS Axmed...

Olole Bilic Soo Celin ah Oo laga sameeyey Xaafadaha Degmada Garoowe

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ololahaani Nadaafadeed oo uu ujeedkeedu ahaa dib u soo celinta Bilicda Xaafadaha Naas-hablood iyo Hodon Garoowe iyo Nadaafada Guud ayaa ahaa mid...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey...

Mashruuca Nadaaminta Cunnada Soomaaliya Oo Muqdosho Lagu Dah-furey

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ra'iisul Wasaaraha ku xigeenka dalka ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay mashruuca nadaaminta cunnada Soomaaliya oo Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlada Federalka Soomaaluya...

Galmudug Oo loogu baaqey wax ka qabashada baahida Waxbarasho ka jirta Xarardheere

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug waxey ka mid ah tahay Deegaanada aan in mudo ah gaarin Adeegyada waxbarshada iyadoo ay Saameyn...

Olole Lagu Aruurinayo Canshuuraha Oo laga Bilaabey Gobolka Togdheer

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Hormarinta Maaliyada Xafiiskeeda Gobolka Togdheer ayaa daah furtay ololaha uruurinta cashuurihii horey ugu baaqday Gadiidka, Guryaha iyo Ganacsatada Gobolka Togdheer Furitaanka Olahaan...