Kulan Diimeedka Wacyigelinta Bulshada Oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyey

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadda lagu soo xirayey Kulan Diimeedka Baydhabo oo maalmahan ka socday masaajidda iyo madaarista lagu barto Qur’aanka Kariimka ee magaalada Baydhabo ayaa...

Maamulka Deegaanka Awdiinle Oo ka digey Faafinta Wararka Been Abuurka ah

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Deegaanka Awdiinle iyo Saraakiisha Amniga ayaa si wadajir ugawada Hadlay Xoojinta Amniga iyo Ka Hortagga Wararka Been Abuurka,Iyadoo Dowladdu ay xoogga...

Kulan Su’aalo lagu weydiinayay Hay’adaha Dowlada Oo ka dhacay Degmada Xudur

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madasha Wada-tashiga Cadaaladda iyo Amniga oo Su'aalo lagu waydiinaayey laamaha amaanka, Garsoorka, Maamulka Gobolka Bakool iyo kan Degmada ayaa lagu qabtey Magaalada...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Haminymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdygadir Mahamed Nor...

Kulan Diimeedka Wacyigelinta Bulshada Oo Baydhabo ka socda

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa waxaa ka socda Kulan Diimeed dhawaan la daah-furey, oo Bulshada kala duwan ee Magaalada loogu samaynayo...

Xaflada Abaalmarinta Guuleystayaasha Tartanka Iskuulka Daarul Khayr Oo Baydhabo lagu qabtey

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadaan oo ay Aheyd mid lagu abaalmarinaayey guuleystayaasha tartanka Tayo iyo Tacliin Sare ee Iskuulka Daarul Khayr PSS ee sanadkii la soo...

Maamulka Degmada Buur-Hakaba Oo Mamnuucay Gowraca Xoolaha Xanuunsan

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Godoomiyaha Degmada Buur-Hakaba oo ayaa qabtey kulan uu Amar Deg deg ah kabixinaayey in xoolaha xanuunsan hilibkooda aan laga iibin karin kawaanka...

Warka Subaxnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdygaadir Mahamed Nor...

Warbiyood laga hirgeliyay Deegaano ka tirsan Kismaayo Oo La Dah-furey

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Warbiyoodan ayaa laga hirgeliyay Deegaanka Korone-uusle oo u dhexeeya Deegaanka Cabdille dhoore iyo Magaalada Kismaayo halkaasi oo ay ku noolyihiin Beeraley iyo...

Shir looga hadlayo dhaqan gelinta Xeerka Maaraynta Deegaanka Oo lagu qabtey Garoowe

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Deegaanka Daaqa iyo Isbedelka Cimilada Dawladd-Goboleedka Puntland ayaa waxaa Magaalada Garoowe ku qabatay shir aqoon isweydaarsi ah oo looga hadlaayo Xoojinta...