Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Godoomiyaha Degmada Buur-Hakaba oo ayaa qabtey kulan uu Amar Deg deg ah kabixinaayey in xoolaha xanuunsan hilibkooda aan laga iibin karin kawaanka degmada.
sidoo kale gudoomiyaha ahaa sheegey in aan lakeeni karin hilibka degmada xoolaha bananka magaalada laga keeney ee aan soo marin baaritaana Caafimaad
Cidii falkaas kadhaqaaqdana laga qaadi doono talaabo sharciga waafaqsan
Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir









