Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Deegaanka Awdiinle iyo Saraakiisha Amniga ayaa si wadajir ugawada Hadlay Xoojinta Amniga iyo Ka Hortagga Wararka Been Abuurka,Iyadoo Dowladdu ay xoogga saarayso sugidda Amniga iyo Xasilinta kadib markii maalmihii la soo dhaafay warar aan jirin laga faafinayay Deegaanka taasoo Maamulka si aad ah uga xumaadey
Kulanka oo uu guddoomiyay Guddoomiyaha Degmada Awdiinle Mudane Ibraahim Maxamed Nuur (Ibraahim Kalaay) ayaa diiradda lagu saaray adkeynta amniga gudaha degmada, kor u qaadidda wada shaqeynta bulshada iyo hay’adaha amniga, iyo sidii looga hortagi lahaa warar been abuur ah oo lagu marin habaabinayo shacabka.
Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir
 
            