Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madasha Wada-tashiga Cadaaladda iyo Amniga oo Su’aalo lagu waydiinaayey laamaha amaanka, Garsoorka, Maamulka Gobolka Bakool iyo kan Degmada ayaa lagu qabtey Magaalada Xudur ee Xaruunta G/bakool waxaana ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada Odoyaasha iyo dhalinyarada uga horeeyaan
Inta uu socdey Kulanka ayaa dadweynaha Mas’uuliyiinta Su’aalo weydiyeen ee ku saabsan waxyaabaha ay ka qabteen Adeegyada ay Shacabka u hayaan iyo kuwa Caqabadaha ka jira waxa hortaagan in wax laga qaban waayo oo ay uga horeeyaan Caafimaadka Biyaha Amaanka Cadaalada Waxbarashada iyo Horumarinta Kaabayaasha kale ee dhaqaalaha
Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir









