Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ee Caasimadda Ku meel gaarka u ah Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu qabtay Kulan looga hadlaayey sidii guud ahaa deegaanada Koonfur Galbeed loogu qaban lahaa Banaanbax Roob doon, loona Tukan lahaa Salaad Roob doon ah.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta dowlada-Goboleedka Koonfur Galbeed, Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada Degmada, Culimaa’udiin, Gudoomiyaasha Xaafadaha Magaalada Baydhabo iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmaan Mahamed Ahmed
 
            