Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadda lagu soo xirayey Kulan Diimeedka Baydhabo oo maalmahan ka socday masaajidda iyo madaarista lagu barto Qur’aanka Kariimka ee magaalada Baydhabo ayaa maanta si rasmi ah loo soo gabagabeeyey.
Xiritaanka kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay culimaa’udiin, macallimiin iyo marti sharaf kala duwan oo ka kala yimid gudaha iyo dibadda dalka.
Ugu horrayn, Sheekh Aadan Sheekh Saciid ayaa faahfaahin ka bixiyey muddadii uu socday kulanka diimeed iyo waxyaabihii kasoo baxay intii lagu guda jiray barnaamijka.
Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy
 
            