Ardey baratey Qur’aanka Kariimka Oo Xaflad dhiiri gelin ah Baydhabo loogu qabtey

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabaddan oo ahayed Mid lagu dhiiragelinaayay Qaar kamid ah Ardeyda Machadka Salaahuddiin, kuwaas oo dhameyay Barashada Quraanka Kariimka iyo Culuumta Shareecadda Islaamka ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.

Waxaana Munaasabaddan oo soo agaasimey Maamulka Machadka Salaahuddiin ka qeyb-galay Culimaa’udiin, Macalamiin, Maamuliyaasha Madaariista Degmada, Waaladiin, Ardey, Qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Marti Sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahman Mahmad Ahmad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here