Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Deegaanka Daaqa iyo Isbedelka Cimilada Dawladd-Goboleedka Puntland ayaa waxaa Magaalada Garoowe ku qabatay shir aqoon isweydaarsi ah oo looga hadlaayo Xoojinta dhaqangelinta xeerka maaraynta deegaanka.
Shirka oo soo qaban qaabisay Wasaaradda Deegaanka Puntland Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Wasaaradda, Lamaha Amaanka, Garsoorka, Xeerilaalinta iyo Howlwadeenada Wasaaradda.
Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed









