Qeybo Cusub Oo lagu Kordhiyay Isbitaalka Al-Kheyraadka Magaalada Baydhabo

0
21

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbitaalka Al Kheyraad waxa uu kamid ahaa Xarumaha Caafimaad ee lagu dabiibo Indhaha balse hada lagu soo kordhiyey qeybta Qaliinada iyo daaweynta Cudurada ku dhaca Haweenka daaweynta Maqaarka iyo Carruurta kaasi oo baahi badan loo qabey islamarkaana Maamulka Isbitaalka uga talagaleen in Bulshada uga adeegaan

Munaasabada Furitaanka qeybta Cusub lagu kordhinayo Isbitaalka Al-Kheyraad ayaa waxaa ka qeyb galay Madax ka socotey Wasaarada Caafimaadka KG dhaqaatiir iyO Bulshada qeybaheeda kala duwan si ay u dhiiri geliyaan Horumarka dhanka Caafimaadka Shacabka

Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here