Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo dardar geliyo isdiiwaangelinta doorashada qof iyo cod oo dhawaan laga daah-furey Magaalada Waajid ayaa waxaa Halkaasi ka dhacay Kulan u dhaxeeyay Maamulka Degmada Waajid iyo Maamulayaasha Iskuulada kala duwan ee Degmada.
Kulanka ayaa waxaa Diiradda lagu saarey warbixino ku saabsan baahiyaha iyo xaaladda iskuulada degmada, iyo sidookale sidii loo dardargelin lahaa diiwaangelinta Ardayda iyo Macalamiinta si ay uga qeyb qaataan doorashada qof iyo cod ee soo socota.
Warkung waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed









