Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtey kulan lagu daah-furayey Kulan Diimeed oo diiradda lagu saarayo wacyigelinta Bulshada Magaalada Baydhabo,Munaasabadda furitaanka kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed oo ay ka mid yihiin Wasiirro, Xildhibaano, Odayaal Dhaqameed, Culimaa’udiin, Macallimiin, Haween, Dhalinyaro iyo marti sharaf kale oo tiro badan.
Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir









