Ardeyda Iskuulada Baydhabo Oo laga Wacyigaliyay ka hortaga Gudniinka Fircooniga

0
32

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay,ada Ifrah Foundation oo wacyigalin ku Saabsan ka hortaga Gudninka fircooniga ah u sameysey ardayda wax kabarata qaar kamid ah iskuulaadka magalada Baydhabo iyo walidiinta ku nool Baydhabo

Waxaana ujeedka wacigelinta aheyd mid looga hortagi lahaa Saameynta dhibaato ee uu qaar ka mid ah haweenka ku haaya ayidoona ay jiraan Dhaqamo iyo aadooyin gaar ah ee ay ku dhaqmaan bulshada ku nool gobolada Dalka.

Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here