Maamulka Gobolka Banaaadir Oo lagu Wareejiyey Gaadiid Dabdemis ah

0
27

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa Dowladda Imaaraadka Carabta ka guddoomay laba gaari oo dab-damis casri ah, kuwaas oo gacan ka gaysanaya gurmadka deg dega ah ee Goobaha dabka ka kaca gaar ahaan dhismayaasha dhaadheer.

Munaasabadda lagu wareejinayay gaadiidka dab-damiska ah ayaa waxaa ka qayb-galay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee XFS, iyo mas’uuliyiin kale oo heerar kala duwan ah oo ka kala socday Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here