Dufcadii 8aad Ardeyda Jaamacada BIU Oo Xaflad Loogu qabtey Baydhabo

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadda Qalinjebiyaasha Dufcadii 8aad ee Jaamacadda Caalamiga ah ee BIU ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo, kuwaas oo ka aflaxay Kuliyadaha kala duwan ee ay Bixiso Jamaacadda, iyadoo Ardeyda ugu badan ay ka baxeen Kuliyadda Caafimaadka.

Waxaana Munaasabadda oo soo qaban-qaabiyay Maamulka Jaamacadda ka qeyb-galay, Wasiiro iyo Agaasimeyaal ka tirsan Dowlad-Goboleedka Koonfur Glabeed, Bahda Waxbarashad, Bahda Caafimaadka, Odayaal dhaqmeed, Waalidiin, Ardey, Marti sharaf iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here