Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Xiriirka Sportiga Degmada Xuddur oo ku hadaayey Afka ururka ispoortiska Gobolka Bakool ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga mahadeliyey dib u dhiska iyo dayactirka uu ku sameeyay albaabada garoonka Dr. Waaberi Stadium oo horey u burburay isla markaana muddo dheer aan la isticmaalin burburka Awgiisa.
Guddoomiyuhu wuxuu muujiyay dareen murugo leh isagoo sheegay in ay ceeb ku tahay siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed, gaar ahaan gobolka Bakool, in garoonka Dr. Waaberi Stadium sanadka 2025 uu weli roog la’aan yahay, inkastoo uu yahay midka ugu weyn ee Degmada.
Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir









