Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu Daah-furay Shirka isku-duwidda adeegyada Bulshada, kaas oo la iskugu keenay Wasaaradaha safka hore ugu jira bixinta Adeegyada kala duwan ee Bulshada iyo Kobcinta Abooda Aadanaha.
Shirka oo furey Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka labaad ee XFS Jabriil Cabdirashiid ayaa waxaa uu astaan u yahay Wajiga Cusub ee Dib u habeeynta, iyo isla xisaabtanka Dowladnimada ee dhanka adeeg bixinta Dadweynaha.
Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed









