Masaajid Laga dhisay Degmada Bardaale Oo La Dah-furey

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Moora Qasaale oo ka tirsan Degmada Bardaale ee Gobolka Bay ayaa waxaa laga Hirgeliyay Masjid ay Salaadaha iyo Cibaadaadka kale ay ku gutaan Bulshada Deegaanka, kaas oo si wada jir ah ay u dhisteen Bulshada kala duwan ee Deegaanka.

Dhismaha Masjidkan ee Tuulada Moora Qasaale oo Mudo soo soctey ka dib oo si Casri ah loo dhisay ayaa waxaa Munaasabadda Xarig jarkiisa ka qeyb-galay Gudiga gacanta ku haayey Dhismaha Masjidka, Culimada Deegaanka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here