Kulanka watashiga Qorshaha Qaranka Ilaalinta Noolaha Oo Muqdisho Lagu qabtey

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada XFS ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ka daahfurtay kulan wadatashi ah oo dib loogu eegayo Qorshaha Qaranka ee Ilaalinta Noolaha iyo diyaarainta warbihinta todobaad ee qaranka

Waxaana inta uu kulanka socodey diirada lagu saarey aqoon iswaadaarisi iyo falanqeyn la xariirta qiimweynta tayada farsamo ee hay’adda iyo sidoo kale dhaqaala u raadinta fulinta qorshaha qaran

Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here