Ardey Deeq Waxbarashao Bilaash ka heley Jaamacada Baydhabo Oo Ka Mahadceliyey

0
22

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Jaamacadda Baidoa University ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Sanad Dugsiyeedkan 2025-2026 Ku Biiraysa Arday Gaareysa 500, kuwaas oo Ka Faa’iideysanaya Deeq Waxbarasho Bilaashka ah ee uu Madaxweynaha Koonfur Galbeed ugu Deeqay Ardaydan.

Ardeydan oo ka soo qalinjebiyay Dugsiyada Sare ee kala duwan Koonfur Gabeed ayaa kullan soo dhaweeyn ah loogu sameeyay Xaruunta Jaamacaadda, iyagoo talaabadan Ardeydan u noqonaysa Fursad aad ugu muhiim ah Heerkooda Jaamacadeed ee Waxbarasho.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here