Kulan Looga hadlay Ilaalinta Deeqaha Gargaarka Oo Baydhabo lagu qabtey

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladd-Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ku qabatay kulanka saddex-biloodlaha ah ee Guddiga Ilaalinta Arimaha Gargaarka Bani’aadamnimada ee Koonfur Galbeed.

Waxaana kulanka diiradda lagu saarey inta uu socdey Ilaalinta Arimaha Gargaarka Bani’aadamnimada ee Koonfur Galbeed iyo dhinacyada ka qeyb-galay ay ka warbixiyeen xaaladaha bani’aadanimo ee ka jira Deedanada Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here