Qoysas Barakacayaal ku nool Boosaaso Oo Koronto La,aan Ka Cabanaya

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)800 oo qeys barakacayaal aha ayaa 30sano ka dib markii uga horeysey dib u dejin ka haley magalada boosaasa waxaana dowlada hoose oo kaashanaeysa hay’adaha gar gaarka dalka ayaa waxey qoysaskaani ka taagyeeraan helista degaano sax ah oo sharciyeysan maadama ay in mudo ah ku jireen Xerooyin barakaca.

Waxaana faafaxin ka bixiyey sida looga wareejiyey qoysiskaani dhulka degaanka ay heleen AgaasimaHA arimaha Bulshada ee degmada Boosaaso Abdirizaaq Maxamed

Warkung waliba nig haayte Marring Maallang Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here