Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si looga jawaabo codsi ka yimid madaxweynaha dowladda Koonfurgalbeed Mudane Abdiaziiz Hassan Mohamed Laftagareen oo ku aaddana in taageero iyo u qareemid degdeg loo helo Iskuulka tababarada Umulisooyinka KGS oo in muddo Kooban maalgelin la’aan ahaa.
Wasaaradda Caafimaadka XFS iyo Wasaaradda Caafimaadka DKGS iyo Hey’adda Caalamiga ah ee SOS CV, ayaa magaalada Baydhabo ku wada saxiixday Is-afgarad seddex-geesood ah oo gacan taagerid, tayeyn iyo horumarinba siin doono Machadka Tababarada Umulisooyinka ee Koonfur Galbeed.
Warkung waliba nig haayte Marring Maallang Abshir









