Mashaariic Horumarineed Oo laga hirgeliyay Deegaanka Buula-mareer

0
27

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashaariicdan laga hirgeliyey Deegaanka Buula Mareer ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa kamid ah Solarka Cadaceeda ku shaqeysa Suuqa Deegaanka hagaajinta Wadooyinka iyo Horumarinta Nabada Bulshada maadaama ay u baahan yihiin in kor loogu qaado adeegyada Bulshada oo muhiimka ah

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose kan Deegaanka Buula mareer iyo Maamulka Degmada Kuntuwaarey iyo Madax kale ayaa kormeerey goobaha Mashaariicdan laga hirgeliyey  waxaana Mashaariicdan hirgelinaya Hay’adda IOM iyo Dowlada K/Galbeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here