Machad Waxbarasho Oo laga hirgeliyey Xaafada Daarusalaam Baydhabo

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladaani oo aheyd mid lagu daahfurayey Machadka Horizon Modern Institute oo ka mid ah noqon doona macaahida magaada baydhabo gaar ahaan Xaafada Daarul_Salaam ee ay wax ka bartaan Ardeyda Magalada iyo degaanada hoosyimaada

Waxaana munaasbada furitaanka ka soo qeyb galey Waladinta Xaafada Daaru-Salaam Odayaasha Degaanka Maamulka iyo Macalamiinta Machadka Iyo Marti Sharaf Kala duwan.

Warkung waliba nig haaye Marriing Maalang Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here